DF oo hakisay duulimaadyadii aadi jiray qaar ka mid ah gobolada dalka (Sababta)

Wararka laga helaayo garoonka Aadan Cabdulle, ayaa sheegaya in la joojiyay dhamaan duulimaadyadii aadi jiray Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo. Warar aan ka helay ilo xog ogaal ah ayaa Sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baadi goob ugu jirto Wasiirka Amniga Jubbaland, oo shalay gacanta Dowladda ka baxsaday. Talaabadan ayaa la sheegay in looga hortagaayo in uusan … Continue reading DF oo hakisay duulimaadyadii aadi jiray qaar ka mid ah gobolada dalka (Sababta)